Ogeysiin Qabasho Tabobar

Sharia Principle in Islamic Banking & Finance

Mudanayaal waxa sharaf noo ah inaanu idinla socod-siino in Xarunta Beder ee Diraasaadka Mustaqbalka iyo Talobixintu ay qabaneyso training ku saabsan priciples sharci ee ay ku taagan yihiin bangiyada iyo hay’ada  maaliyadeed ee Islaamiga ahi.Coursekan oo socon doona mudo shan maalmood ah (15-19/06/2010), waxa uu qayb ka yahay qorshaha tababar ee Xarunta BCFC, kaasoo tababartuhu uu ku helayo shahaado xirfadeed (Essential Diploma in Islamic Banking & Finance), taasoo ay iska kaashanayaan xarunta BCFC iyo Xarumo tabobar oo caalami ahi.                      Fadlan wixii faahfaahin ah kala xidhiidh xarunta BCFC- 512233/ 4488457/ 4512233