| Xajka Sanadka 1429H. |
|
الحج المبرور ليس له جزاء الا الجنة" Xamlada Xarameyn eeAdeega Xajka iyo Cumaradu waxa ay ogaysiinaysaa dhamaan dadka reer Somaliland in uu bilaabmay wakhtigii xajku lana qabanayo documentigii xajka, iyadoo xamladu idiin diyaarisay culimo aqoon iyo waayo aragnimo weyn u leh gudashada xajka, idinkana caawin doonta sidii aad si sax ah ugu gudan lahaydeen rukunkaa weyn ee camaliga ah ee islaamka. Fadlan la xidhiidhka xafiiska al xarameyn oo ku yaala jihada galbeed ee masjidka cali mataan Hargeysa, gaar ahaan dusha sare ee Dahablaha Cumar Yare, ama garaac telfoonada 512233/ 4488457/ 4466777 /4479960. Yuu ku dhaafin xajka sanadkani 1431H. |