• Xaruntan BCRC waxa ay xidhiidh toos ah la leedahay xarumo cilmi baadhis, talo bixin & waxbarasho oo caalami ah kuna kala yaala qaaradaha Europe, Asia & Latin America, iyagoo xarunta ay iska kaashadaan xaqiijinta cilmi baadhis iyo waxbarasho tayo leh.
  • Xarunta Beder waxa ay xidhiidh dhow la leedahay sharikado & institutions ka hawl-gala Somaliland, iyo qaar caalami ah intaba, waxaanay si joogto ah u siisaa talooyin maamul, maalgelineed, suuqeyn, xisaabeed,  sharciyeed  iwm