| |
You are here:
Home Qoraalo (Articles) |
|
Newsflash |
|
Xarunta Beder oo marti qaadey Aqoonyahan weyn oo caalami ah. Professor Abdul Hamid Alba’ali oo ah aqoon yahan caalami ah oo aad looga yaqaano aduunka, kuna takhasusay shareecada islaamka, dhaqaalaha, bangiyada iyo guud ahaan mu’asasaadka maaliyada ee islaamiga ah , oo ku yimid magaalada Hargeysa marti-qaad ay u fidisay Xarunta Beder ee Diraasaadka Mustaqbalka iyo Talo-bixintu si uu u bixiyo siminaar lagu lafo-gurayey Hay’adaha Maaliyadeed ee Islaamiga ah, qaab dhismeedkooda, sida ay u shaqeeyaan iyo weliba qaabka ugu haboon ee looga hirgelin karo Somaliland iyo geeska Africa, ayaa maanta oo salaasa ah, taariikhduna tahay june 30, 2009 lagu wadaa inuu ka dhoofo magaalada Hargeysa isagoo dib ugu laaban doona Dalka kuweyt oo uu fadhigiisu yahay halkan ka akhri warkoo dhameystiran |
|
|
Qoraalo (Articles)
|
Sunday, 26 October 2008 |
Hanaanka world street **** hab maamulkooda qaloocaHungurigaan hankaweyn *** hanuumtan aan xadidneynHaliilkan aan sharci joojiyo *** hal akhlaaqa laheyn Inuu hoobanayoo **** hog madow ku dhacaayoHoreba waan u filaayee **** ma haday noqotey???? |
|
Read more...
|
|
|
Thursday, 16 October 2008 |
Fuuq-baxa Suuqyada Maaliyadeed ee Mareykanka (Q.1aad)Waxa caalamka dhabanaaniyey dhowrkii todobaad ee ina dhaafay dhibaatada suuqyada maaliga ah ee jaahwareerku ku dhacay kadib markay ku habsatey dhibaato lagu macneeyey in ay ka kacday suuqa guryaha ee mareykan. |
|
Read more...
|
|
|
|
|
Wararka Xarunta
|