About Us
spacer

Gain Easy:  Professional Diploma in Islamic Banking & Finance

 
advertisement.png, 0 kB
spacer
spacer
 
spacer

About Us
Islamic Banking Sercives-Training PDF Print E-mail

Xarunta Beder ee Diraasaadka Mustaqbalka iyo Talobixintu (BCFC) waxa sharaf u ah iney bulsho waynta aqoonta jecel la socodsiiso inay qaban doonto aqoon is waydaarsi (siminaar) ku saabsan

Islamic Banking Services”.

Course-kan oo socon doona mudo shan maalmood ah, waxa uu qayb ka yahay qorshaha tababar ee gaarka ah (Professional Training), oo ka kooban lix siminaar oo dhamaantood la xidhiidha hanaanka islaamiga ah ee baananka iyo maalgelinta, kuwaasoo marka uu dhamaystirto tababartuhu uu ku helayo shahaado-xirfadeed lagu magacaabo

(Essential Diploma in Islamic Banking & Finance),

Read more...
 
ASL Training PDF Print E-mail

 

 

We pleased to announce our second leadership workshop under title:

 

                        

                     “Advanced Strategic Leadership”.

                              Driving sustainable business results  

Read more...
 
about the BCFC PDF Print E-mail

Beder Center for Future Studies and Consultancy (BCFC) is a leading regional-class provider of training, education, research, professional development programs and financial services industry studies in Horn of Africa. 

The BCFC was established to contribute the improvement of the region, developing capacity of the society, educationally and technically, by undertaking a proper research, teaching and training activities.

The (BCFC) was founded in 2008 by a group of committed specialists from different educational backgrounds.

Beder center have provided many training programs, researches and consultant papers in  various topics toward several institutions in the brief period of his life.

 
 

News & Events

   

Xarunta Beder Ilaahay  mahadii waxa  ay ku guuleysatey  inay  marti qaado Professor Abdul Hamid Alba’ali oo ah aqoon yahan caalami ah oo aad laga yaqaano aduunka kuna takhasusay shareecada islaamka, dhaqaalaha, bangiyada iyo guud ahaan mu’asaadka maaliyada ee islaamiga ah , si uu u bixiyo siminaar lagu lafo-gurayey Hay’adaha Maaliyadeed ee Islaamiga ah, qaab dhismeedkooda, sida ay u shaqeeyaan iyo weliba qaabka ugu haboon ee looga hirgelin karo Somaliland iyo geeska Afric,   halkan ka akhri ka akhri faahfaahinta arintan

* Waxa Ilaahey mahadii ay Xarunta Beder ee Diraasaadka Mustaqbalka iyo Talo-bixintu soo gabogabeysay, tabobar ku saabsan qorsheynta istiraatiijiga ah, oo loo qabtay agaasimayaasha iyo madax kale oo metelayey in  ka badan 13 shirkado ganaci iyo hay’ado waxbarasho. 

Workshopkan oo uu soo jeedinayey DR Xasan Faarax Bayle (xasan suuri), waxa lagu qabtey hoolka shirarka ee Hotelka City Center  ee Magaalada Hargeysa, waxaana  ka faa’iideystay in ka badan 30 xubnood.   

*  Xarunta beder waxa ay soo gabo-gabeysay 02/04/2009 koorso tabobar loogu magac darey “ Models of Teaching-developing effective learning” taasoo ay ka faa’iideysteen 30 macalin iyo kormeere ka kala socday qeybaha waxbarasho ee magaalada hargeysa, ta dawladda iyo ta gaarka loo leeyahay.

*      Iyadoo koboca nidaamka maaliyadeed ee islaamiga ahi uu si xawli ah u korayo, wadankeenana ay ku soo wajahan-yihiin baanan badan oo doonaya inay gobolka ka hir gelinayaan nidaamka maaliyadeed ee islaamiga ah, waxa Xarunta Beder ay bixin doontaa koorsooyin ku saabsan hanaanka maaliyadeed ee ay u shaqeeyaan baananka islaamiga ahi, sidaa awgeed waxaanu kugu dhiiri gelinaynaa inaad meel dhow kala socoto koorsooyinkaas, kana faa’iideysato fursadaha gaarka ah ee xaruntani goonida la tahay.

*      Xarunta Beder ee Diraasaadka Mustaqbalka iyo talo bixintu waa xarun u adeegta bulsho weynta Somaliyeed ee ku dhaqan geeska Africa.

*      waa xarun ku salaysan aragtida islaamka ee nolosha.

*      Xarunta Beder Center waa gadh-wadeenka ganacsiga xalaasha ah.

*      Ma hubsatey sharcinimada xidhiidhka ganacsi ee aad ku jirto maamul ahaan iyo adeeg ahaan midna, mase u bandhigtey sharciga islaamka, haday jawaabtu tahay maya ogsoonow xarunta Beder waxa loo yagleelay inay arintaa kaa caawiso.

 

 
spacer

spacer
© 2010 Beder Center for Future Studies & Consultancy