Beder Center Group
|
The BCFC has fully equipment library consisting of: · Public library with books and facilities that are new in Somaliland/Somalia territory · E-library (soft books) which is a new service that has not yet been tried in the region |
|
|
is a leading regional-class provider of training, education, research, professional development programs and financial services industry studies in Horn of Africa |
|
Professional Diploma in Islamic Banking & Finance |
|
|
hambalyo - Rmadaan Kaiim waxaanu bulshada soomaaliyeed meelkasta oo ay joogto ugu tahniyadeynaynaa curashada bisha Ramadaan ee barakeysan. walaalayaal bishan oo fadligeedu aad u wayn yahay waa inaynu ka faa'iideysanaa maalmaheeda 30 ama 29 ka ah ee ay ka kooban tahay. walaalayaal ramadaan waa fursad qaali ah, hadii ilaahay kugu maneystay inaad soo gaadho ka faa'iideyso ma ogid inaad ta danbe gaadhi doontee. dhamaan bulshada somaliyeed gaar ahaa iyo umada muslimiinta ah guud ahaanba waxaanu ilaahay u waydiinaynaa inuu bishan barakeysan ka kor yeelo dhibaatooyinka abaareed, colaadeed, siyaasadeed ee haysta. |
|
|
Xarunta Beder oo marti qaadey Aqoonyahan weyn oo caalami ah. Professor Abdul Hamid Alba’ali oo ah aqoon yahan caalami ah oo aad looga yaqaano aduunka, kuna takhasusay shareecada islaamka, dhaqaalaha, bangiyada iyo guud ahaan mu’asasaadka maaliyada ee islaamiga ah , oo ku yimid magaalada Hargeysa marti-qaad ay u fidisay Xarunta Beder ee Diraasaadka Mustaqbalka iyo Talo-bixintu si uu u bixiyo siminaar lagu lafo-gurayey Hay’adaha Maaliyadeed ee Islaamiga ah, qaab dhismeedkooda, sida ay u shaqeeyaan iyo weliba qaabka ugu haboon ee looga hirgelin karo Somaliland iyo geeska Africa, ayaa maanta oo salaasa ah, taariikhduna tahay june 30, 2009 lagu wadaa inuu ka dhoofo magaalada Hargeysa isagoo dib ugu laaban doona Dalka kuweyt oo uu fadhigiisu yahay halkan ka akhri warkoo dhameystiran |
|
| | << Start < Prev 1 2 3 Next > End >>
| | Results 10 - 18 of 24 |
|
|
News & Events
|
 |